Shaqadeenna
Waxaan u heellan nahay diiwaangelinta habaysan ee xadgudubyada, ilaalinta bulshooyinka ay saameyntu ku yeelatay, iyo u-qareemidda dhanka sharciga iyo siyaasadda ee ku dhisan caddaymaha, annagoo diiradda saarayna bulshooyinka la haybsooco iyo kuwa khatarta ugu jira xadgudubyada.
Diiwaangelinta Xadgudubyada Xuquuqda Aadanaha
Diiwaangelinta Xadgudubyada Xuquuqda Aadanaha
GFC waxay diiwaangelisaa xadgudubyada xuquuqda aadanaha iyadoo adeegsanaysa habab taxaddar leh, anshax leh…
U-Qareemid iyo Difaacid
U-Qareemid iyo Difaacid
Waxaan isku xirnaa caddeymaha la diiwaangeliyay ee xadgudubyada xuquuqda aadanaha sidoo ay u noqon lahaayeen kuwo…
Dhowridda Cilmi-Baarayaasha, Dhibbanayaasha iyo Ilo Xogeedka
Dhowridda Cilmi-Baarayaasha, Dhibbanayaasha iyo Ilo Xogeedka
Waxaan tixgelin siinaa cilmi-baarayaasha, dhibbanayaasha, iyo ilo-xogeedka annagoo adeegsanayna…
Taageeridda Isla-xisaabtanka iyo Dib-u-habeynta
Taageeridda Isla-xisaabtanka iyo Dib-u-habeynta
Waxaan taageernaa isla-xisaabtanka iyo dib-u-habeynta iyadoo loo marayo falanqayn sharci, u-doodid, iyo ka-qaybgalka dejinta siyaasadaha iyo shuruucda saameynaya nolosha bulshooyinka oo dhan.
La-shaqaynta Bulshooyinka
La-shaqaynta Bulshooyinka
Waxaan la shaqaynaa qeybaha kala duwan ee bulshooyinka si loo xoojiyo codadka dadweynaha, loona dhiso bulsho ku noolaata caddaalad iyo sharciyad.