Geeska Freedom Centre

Geeska Freedom Centre

Xarunta Xorriyadda Ee Geeska (Geeska Freedom Centre) oo loo soo gaabiyo GFC waa hay’addii ugu horreysa ee Soomaaliyeed ee si gaar ah uga shaqaysa diiwaangalinta dhacdooyinka xuquuqda aadanaha.

previous arrowprevious arrow
next arrownext arrow

Nagu Saabsan

Geeska Freedom Centre (GFC) waxaa la aasaasayaa si ay u noqoto hay’addii ugu horreysay ee si buuxda ugu heellan diiwaangalinta dhacdooyinka xuquuqda aadanaha, si loo daboolo daldaloolooyin muddo dheer jiray oo ku saabsan diiwaangelinta tacaddiyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha, difaacidda dhibbanayaasha, iyo isla-xisaabtanka ee gobolka Geeska Afrika, iyadoo diiradda gaarka ah la saarayo Soomaaliya iyo Somaliland.

Shaqadeenna

Diiwaangelinta Xadgudubyada Xuquuqda Aadanaha

Diiwaangelinta Xadgudubyada Xuquuqda Aadanaha

GFC waxay diiwaangelisaa xadgudubyada xuquuqda aadanaha iyadoo adeegsanaysa habab taxaddar leh, anshax leh…

SII AKHRI

U-Qareemid iyo Difaacid

U-Qareemid iyo Difaacid

Waxaan isku xirnaa caddeymaha la diiwaangeliyay ee xadgudubyada xuquuqda aadanaha sidoo ay u noqon lahaayeen kuwo…

SII AKHRI

Dhowridda Cilmi-Baarayaasha, Dhibbanayaasha iyo Ilo Xogeedka

Dhowridda Cilmi-Baarayaasha, Dhibbanayaasha iyo Ilo Xogeedka

Waxaan tixgelin siinaa cilmi-baarayaasha, dhibbanayaasha, iyo ilo-xogeedka annagoo adeegsanayna…

SII AKHRI

Taageeridda Isla-xisaabtanka iyo Dib-u-habeynta

Taageeridda Isla-xisaabtanka iyo Dib-u-habeynta

Waxaan taageernaa isla-xisaabtanka iyo dib-u-habeynta iyadoo loo marayo falanqayn sharci, u-doodid, iyo ka-qaybgalka dejinta siyaasadaha iyo shuruucda saameynaya nolosha bulshooyinka oo dhan.

SII AKHRI

La-shaqaynta Bulshooyinka

La-shaqaynta Bulshooyinka

Waxaan la shaqaynaa qeybaha kala duwan ee bulshooyinka si loo xoojiyo codadka dadweynaha, loona dhiso bulsho ku noolaata caddaalad iyo sharciyad.

SII AKHRI

Hadafkeenna waa in aan si wadajir ah u dhisno bulsho badqabta.

Xarunta Xorriyadda Ee Geeska (GFC) waa hay’ad madax-bannaan oo Soomaaliyeed oo ka shaqeysa xuquuqda aadanaha, kuna hawlan diiwaangelinta nidaamsan ee xadgudubyada, ilaalinta bulshooyinka ay saameeyeen, iyo u-doodid sharci iyo siyaasadadaha saameeya bulshada kuna dhisan caddeymo, iyadoo si gaar ah diiradda loo saarayo bulshooyinka nugul iyo kuwa halista ku jira.

Warar & Dhacdooyin

Caddeymo La Keydiyay
0 +
Shakhsiyaad Heley Taageero Sharci
0 k+
Saacadood oo Adeeg Bulsho
0 k+
Tirada Dadka Loo Qareemay
0 m+
Scroll to Top
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.