- Qorshaha Diyaar-garowga Qoyska: Waa liis hubin ah oo loogu talagalay qoysaska si ay u maareeyaan baahiyaha guriga iyo kuwa sharciga ah marka qofka qoyska u adeega la xiro.
- Hogaanka nidaamka: Waa khariidad sharraxaysa geedi-socodka sharciga laga bilaabo xilliga xariga illaa maxkamadaynta.
- Hababka Ladagaalanka Walbahaarka: Waa agab loogu talagalay maaraynta diiqadda nafsiga ah iyo tan dhaqaale ee ka dhalata marka qof aad jeceshahay uu xiran yahay.